Waddani oo Xukuumada Ku Dhaliilay Sixir Bararka Maciishada

    0

    Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si weyn ugu dhaliilay xukuumads qaabka ay u maaraynayso lacagta dalka ee qiimo beeshay iyo maciishada oo qaali ku ah shacabka.