Gudoomiyaha Hay’ada Ka Hortaga Abaaraha Oo Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Sirixrka Alaabta U Jabiyaan Dadka Abaarahu Ku Dhufteen By News Editor - January 26, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha haayda abaaraha Somaliland Maxamed Muuse Cawaale ayaa ka hadlay xaalada adag ee ay wajahayaan dadka abaarahu ay ku dhufteen ee Somaliland.