Wasiirudawlaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada Oo Ka Warbixiyay Kulan Madaxtooyada Ka Dhacay By News Editor - January 25, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Wasiirudawlaha madaxtooyada iyo agaasimaha isla madaxtooyada ayaa ka warbixiyay kulan balaadhan oo dhex maray agaasimayaasha iyo madaxtooyada, kaas oo lagaga hadlaayay noolaynta shilinka SOmaliland iyo sixirbararka.