Abaaro Ka Taagan Gobalka Maroodi Jeex

    0

    Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij laga diyaariyay abaaro ka taagan gobalka Maroodi-jeex,guud ahaan Somaliland wakhtigan waxa ka taagan abaaro iyo biyo la’aan samaysay dad iyo xoolaba.