Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan

    0

    Dhowaan filo (Haddii Eebbe oggolaado)

    “Cambaro wayl sac soo daa, sitooy laba sac soo daa”

    Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan. Waxa uu noqonayaa laba buug oo mid Afsoomaali yahay (228 bog), ka kalena Ingiriisi (204 bog).
    Waxa aad ka dhex heli doontaa:
    28 curis oo ku saabsan arrimaha deegaanka
    18 qoraallo koobkooban oo u dhigan bikaacyo
    22 muuqaal
    In ka badan 300 oo magacyada dhirta carriga Soomaaliyeed iyo magacyadoodii cilmiga ahaa
    54 geed oo ka mid ah dhirta qadhaabka, magacyadooda cilmiga ah, iyo qaybtooda la cuno
    In ka badan magacyada 20 ka mid ah noolaha badda
    In ka badan magacyada 40 cudurrada xoolaha nool
    In ka badan 40 magacyada duurjoogta
    In ka badan 300 erey bixin deegaan oo la Afsoomaaliyeeyay
    Raadraac

    The second edition of my book ENVIRONMENT IN CRISIS is soon to be released.
    It will be in two separate versions – one in Somali (228 pages) and another in English (204 pages)
    Highlights:
    28 Environmental Essays
    18 Short environmental Reflections
    22 plates
    Over 300 names of Somali common plants
    54 edible wild plant names
    Over 20 fish/crustaceans names
    Over 40 livestock disease names
    Over 40 wildlife names
    Over 300 environmental terminology rendered into Somali
    Index
    Bibliography

    Axmed Ibraahim Cawaale