Shaqaale Tabobar Dhanka Biyaha Ah Ugu Baxay Dalka Itoobiya

    0

    Hargeysa(Slpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada deegaanka iyo reerkiimiga ayaa ka warbixiyay shaqaale tabobar loogu diraay dalka Itoobiya, kuwaas oo wasaaradoda iyo wasaarada biyaha ka kooban.
    https://youtu.be/PlDVMRnwj2Q