Ceerigaabo Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Badhasaab Ku Xigeen Loo Magacaabay By News Editor - January 24, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Badhasaab ku xigeen cusub oo loo magacabay gobalka Sanaag ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobalkaas ee Ceerigaabo, waxaana masuulkan lagaga hortay afaafka hore ee magaalada.