Wasiirka Maaliyada Oo Sheegtay Inay Bilaabeen Qaadista Cashuurta Liisamada

    0

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirka maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in ay bilaabeen cashuurta liisamda gaadiidka, kadib markii dhawaan ay wasaarada hawlaha guud ku eedeeyeen in ay hortaagan yihiin cusboonaysiinta liisamada iyo cashuuridoodaba