Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Oo Ka Hadlay Gu’aanka Ganacsatada Ee Shilinka Somaliland By News Editor - January 23, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha ruugta ganacsiga Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay kulankii madaxweynaha ay la qaateen kadib dhiiri galin doonaan shilinka Somaliland oo haatan hoos u dhac weyn ku yimi isticmaalkiisa.