Hargeysa:-Ganacsatada Suuqa Waaheen Oo Soo Dhaweeyay U Gurmashada Shilkanka Somaliland

    0

    Hargeysa(SLpost)-Ganacsatada suuqa Waaheen ayaa si diiran u soo dhaweeyay in xukuumadu u gurmatay SHilkan Somaliland isla markaasna sare loo soo qaaday halka hoos loo dhigay lacata qalaad ee dalka lagu isticmaalo