Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Ujeedooyinka Socdaalkiisa Burco

    0

    Burco(SLpost)-Gudoomiye Cirro ayaa dhawaanahanba socdaal ku maraayay gobalka Togdheer hakaas oo ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaasha isla markaasna dhawaan uu olole ku soo maray mushraxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi.