Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Dad Ay U Xidheen Ku Celcelinta Diiwaangalinta

    0

    Burco(SLpost)-Komishanka doorashooyinka oo sameeyay kormeer ayaa ka waramay dad loo xidhxidhay inay isku dayeen in diiwaangalinta ay ku celceliyaan, waxaana ay sheegeen inay ciqaab mudan doonaan.