Gudidii Madaxweynuu Uu u Saaray Sixirbararka Oo Sheegay Inay Daawo U Raadinayaan Qiimadhaca Shilinka Somaliland By News Editor - January 21, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudidii madaxweyne Siilaanyo u saaray sixir bararka ayaa daboolka ka qaaday in aan dalka sixir barar ka jirin ee ay qiimo dhacday lacagtii dalku isla markaasna loo baahan yahay in daawayn loo raadiyo.