Wasaarada Hawlaha Guud Oo Hakadka Liisamada Gaadiidka Ku Eedaysay Wasaarada Maaliyada

    0

    Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada hawlaha guud ayaa ku eedeeyay wasaarada maaliyada hakadka ku yimi bixinta liisamada gaadiidka iyo sida oo kale jadiidinta kuwii hore.
    https://youtu.be/8dvcXjXzELc