Madaxweyne Siilaanyo oo U Dhagaxdhigay Ciidanka Booliska Dhisme Noqonaaya Xarunta Taliska

    0

    Hargeysa(Slpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u dhagax dhigay ciidanka booliska xarun noqon doonta taliska oo haatan loo dhisaayo, waxaanu madaxweynuu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska.