Berbera Oo Imaaraadku Ka Dhisaayo Warshad Hilibka Diyaarisa

    0

    Berbera(SLpost)-Waxa magaalada Berbera laga dhagaxdhgay warshad hagaajin doonto hilibka xoolaha taas oo uu maalgalinaayo dalka Imaaraadka Carabta, waxaana dhagax dhigay wasiirka xanaanada xoolaha iyo safiirka Somaliland ee Imaaraadka.

    https://youtu.be/u-UnigUquHE