Daawo:-Saleebaan Xaglatoosiye Oo Buuhoodle Kaga Itaal Roonaaday Cali Khaliif

    0

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xagaltoosiye ayaa gaadhay Buuhoodle isla markaasna halkaas ka jeediyay khudbad uu ku dhaliilay Cali Khaliif iyo kooxdiisa.