Komishanka Oo Shaaciyay Labadii Maalmood Tirada Dadka Isdiiwaangaliyay

    0

    Burco(SLpost)-Komishanka doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay tirada dadka iska diiwaangaliyay gobalka Togdheer labadii maalmood ee ugu danbaysay oo isdiiwaangalinta codbixiyayaashu ay halkaas ahayd mid aad ugu soconaysay.