Golaha Wakiilada Oo Xeerkii Lagu Muransanaa Ee Baananka Dib U Riixay Fasaxna Galay

    0

    Hargeysa(SLpoat)-Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta dib u riixay xeerka baananka oo culimada, xildhibaanada iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ka dhex abuuray muran iyo dood, waxaanu golahu galay fasax laba bilood ah.
    https://youtu.be/C0xmslUW4Nw