Burco oo Baqdin La Soo Daristay iyo Neef La Sheegay In Dadqal Cunay By News Editor - January 15, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Burco(Slpost)Shacbiga Burco ayay maalmii ugu danbaysya soo foodsaartay baqdin xoogan kadib markii la arkay neef la sheegay inuu cunay dadqal.