Muuse Biixi Oo Burco Iyo Madaxweyne Siilaanyaba Qalbi Furan Ugu Mahadnaqay

    0

    Hargyesa(SLpost)-Gudoomiye Muuse Biix Cabdi ayaa si niyad ah ugu mahadnaqay reer Burco iyo madaxweyne Siilaanyo oo uu sheegay inay u sahleen inuu musharax ka noqdo xisbiga Kulmiye.

     

    https://youtu.be/VDBnKmKgiso