Iiraan Oo Maraykanka Ka Qabtay Doonoyo iyo Ciidankii Saarnaa

    0

    US(SLpost)-War hada uun la helaayo ayaa sheegay in dowlada Iran ay qabatay doomo ciidanka Maraykanka ay leeyihiin iyo dadkii saarnaaba.

    Wasaarada Gaashaandhiga ee dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in warkan uu jiro.

    Waxayna Pentagon-ka sheegeen inay hubaan in dowlada Iran ay soo celin doonto doomahan

    Doomahan ayaa ku socday dalka baxrayn waxayna ka yimaadeen dalka Kuwayd