Madaxweynaha Maraykanka Oo Jeediyay Khudbadiisii u Danbaysay

    0

    US(SLpost)-Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa jeediyey qudbad aad u dheer oo noqonaysa tiisii ugu dambaysay.

    1435324518obama

    Obama ayaa la hadlay qaranka Maraykanka, waxuuna taabtay arimo faro badan oo Maraykanka quseeya

    Obama arimaha uu ka hadlay waxaa ka mid ah. mishkiladaha ka taagan dalalka Suuriya iyo Ciraaq

    Xeerka caafimaadka Maraykanka ayaa sidoo kale uu Obama aad ugu dheeraaday

    Mar uu ka hadlayay hadalkii uu jeediyey musharaxa xsbiga Jamhuuriga Donald Trump ayuu sheegay inay ahayd meel ka dhac

    Arimaha uu soo dhoweeyey Barack Obama waxaa ka mid ahaa heshiiskii Nucelarka ee dalka Iiraan lala galay.

    BBC