Paris(SLpost)-Faransiiska ayaa u raray kun iyo shan boqol oo qoys oo Qaxoonti ah koontiinarada alaabta oo gaboobay kuwaas oo dayactir loogu sameeyay, waxaana dawladu ay sheegtay inay qoysaskan u dhaami doonaan buulal ay ku jireen oo baco ka samaysnaa.

