Itoobiya Oo Xidhay Shaqaale Caafimadka Somaliland Ka Tirsan By News Editor - January 11, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay in la xidhay qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada caafimaaadka oo laga qabtay xusuuka Somaliland iyo Itoobiya, waxaana isaga oo arimahan ka warbixinaayay uu yidhi.