Booliska Burco Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Oromo Ah Oo Qashay Gabadh Yar

    0

    Burco(SLpost)-Booliska magaalada Burco ayaa gacanta ku soo dhigay nin dadqal ah oo duleedka Burco ku qashay gabadh yar oo wakhtigaas aanay cidi la joogin, waxa dhacdadan naxdinta badan shacbiga ugu war bixiyay taliyaha booliska gobalka Togdh