Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee maaliyada xukuumadii Rayaale Cawil Cali Ducaale oo haatana madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo diiran waxa uu siiyay tilifishanka HCTV.
Halkan Ka Daawo

