Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xoghaye Cusub u Magacaabay Dawlada Hoose Ee Hargeysa

    0

    Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa xoghaye cusub u magacaabay dawlada hoose ee Hargeysa, waxaanu u magacaabay Axmed Maxamed Cabdilaahi (Darajo), waxaana sidaas lagu sheegay warqad qoraal ah oo uu wasiirku soo saaray.

    12540155_860237177435918_1322226575_n