Daawo:-“Ganacsadatu Ma Caban Karto” Gudoomiyaha Guurtida By News Editor - January 9, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan ayaa sheegay in aanay xaq u laayn inay ganacsatadu cabato oo shacabka oo kaliyaati uu caban karo.