Cabdiraxmaan Cirro Oo Taageerayaashiisa Ingiriiska Khudbad U Jeediyay

    0

    UK(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo baryanba ku sugnaa dalka Igiriiska ayaa khudbad u jeediyay dad tiro badan oo xibiga Waddani u ah taagerayaal oo halkaas ku sugan.