Faysal CalI Waraabe Oo Cali Khaliif Ku Tilmaamay Sharwade

    0

    Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sharwade ku Tilmaamay Cali Khaliif Galaydh oo ku baaqay in ay hor istaagi doonaan diiwaangalinta cidbixiyayaasha, waxanau daboolka ka qaaday in deegaanadii uu soo maray laga taageeersanaa Somaliland.