Daawo:-Wadada Ceerigaabo Oo Soo Gaadhay Tuulada Fadhigaab

    0

    Ceerigaabo(SLpost)-Wadada Ceerigaabo qaybta ka soo socta dhanka magaalada Ceerigaabo ayaa soo gaadhay Tuulada Fadhigaab oo hoostimaada degmada Garadag.