Agabkii Diiwaangalinta Oo Burco La Gaadhsiiyay By News Editor - January 6, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)-Gudida dorashooyinka qaranka ayaa agabkii diiwaangalinta codbixiyayaasha waxa uu gaadhsiiyay magaalada Burco, waxaana lagu diiwaan galin doona 163 goobood. https://youtu.be/z8ohq-CKplA