Afhayeenka Komishanka Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Masuuliyiinta Togdheer

    0

    Burco(SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyink Siciid Cali Muuse ayaa faahfaahiyay kulan ay la qaateen masuuliyiinta gobalka Togdheer oo dhawaan ay ka qabsoomi doonto diiwaangalintii codbixiyayaasha.

     

    https://youtu.be/ehjDYGEpc10