Wasiirka Caafimaadka Oo Xanaano U Dhagax Dhigay Reer Berbera By News Editor - January 4, 2016 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Berbera(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Saleeban Xaglatoosiye ayaa xanaano caafimaad u dhagax dhigay xaafada Burco Sheekh ee magaalada Berbera, wasiirka oo ay waheliyaan masuuliyin kale ayaa dhagax dhigay xanaanadan. https://youtu.be/fW-DW0QGta8