15 Sano Oo Xadhig ah Ayaa Lagu Xukumay 9 Dhalinyaro Ah Oo Lawyacado Ku Kufsaday Laba Hablood Oo Socoto Ah

    0

    Saylac(SLpost)-makamada gobalka Awdal ayaa 15 sano oo xadhig ah ku xukuntay 9 dhalinyaro ah oo laba hablood oo socoto ah ku kufsaday magaalada Lawyacado, hablaha ayaa wakhtigaas u sii jeeday dhanka dalka Jabuuti.