Wasiir Ku Xigeenka Amniga Oo Ka Hadlay Xalinta Shaqaaqadii Berbera

    0

    Berbera(SLpost)-Wasiir ku xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka warmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Berbera oo hal qof uu ku naf waayay oo ay ka gaadheen xal, waxaanu u mahadnaqay dhinacyadii furdaaminta arintaas kala qaybqaatay.

    https://youtu.be/mTDtFZCdpH4