Faysal Cali Waraabe Oo Ku Baaqay In Laga Dheeraado Qaybaalada iyo Qaadka

    0

    Hargeysa(SLpoat)-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa shacabiga Somaliland ugu baaqay inay ka dheeraadaan qabyaalada iyo qaadka oo ah laba dhibaato oo shacbiga Somaliland naafeeyay.

    https://youtu.be/0C_KXPJSa8Q