Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Gudida Diiwaangalinta Xisbiga Waddani

    0

    Hargaysa(SLpost) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa manta magacaabay gudida diiwaangelinta xisbiga ee Heerqaran.

    Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray xisbigu oo uu ku saxeexanyahay Gudoomiyaha xisbigu Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxaanu war-saxaafadeedkaasi oo dhamaystirani uqornaa sidan:-

    REF/XIS/WAD/XDH/2279/2015 Taariikh: 28 Dec, 2015

    Ku: Dhammaan Xubnaha Diiwaangelinta Codbiyeyaasha ee Heer Qaran =Rugtooda=

    OG: Dhammaan Gobollada iyo Degmooyinka Xisbiga WADDANI = Rugtooda=

    OG: Dhammaan Laamaha Dibedda = Rugtooda=

    OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI = Hargeysa        OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI =Hargeysa=OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=

    Ujeeddo: Guddiga Diiwaangelinta Xisbiga WADDANI ee Heer Qaran Kadib Markaan derisnay qodobka

    29aad faqraddiisa 6aad ee xeerka Xisbiga WADDANI.

    üKadib Markii aan tixgelinay muhiimadda ay qaranka u leedahay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.

    Ka dib Markaan ku qanacnay baaxadda deegaannada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland.

    Kadib Markii Hoggaanka iyo Guddiga fulinta ee Xisbigu wadatashi ballaadhan ka yeesheen arrinka diiwaangelinta iyo xilliga la bilaabayo.

    Waxay go’aamiyeen in la sameeyo Guddiga Diiwaangelinta ee Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI oo ka koobnaan doona xubnaha hoos ku qoran:

    1. Md. Axmed Muumin Seed

    2. Xil. Faarax Maxamed Cabdulle

    3. Md. Cabdi Raygal Beegsi

    4. Marwo. Milgo Maxamed Cilmi

    5. Md. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde

    6. Dr. Axmed Aadan Buuuxane

    7. Pro. Qaasim Ibraahim Tubeec

    8. Md. Cali Axmed Cabdi (Cantar)

    9. Md. Muuse Cabdillahi Nuur

    10. Md. Cali Cilmi Geele

    11. Md. Jamaal Jaamac Xaamud 

    12. Md. Axmed Xuseen Fagfagaash

    13. Md. Jaamac Maxamed Cabdi (Hilaac)

    14. Marwo. Hinda Jaamac Gaanni

    15. Md. Xasan Xuseen Maxamed (Codyare)

    16. Md. Cali Cabdilaahi Dagaal

    17. Prof. Kayse Cali Geeddi

    18. Xil. Siciid Cilmi Roble

    19. Xil. C/raxman Max’ed Jaamac (Aw- Xoog)

    20. Xil. Ibraahim Madi Buubaa

    21. Xil. Xuseen Ismaaciil Yuusuf

    22. Xil. Axmed Maxamed Nuur

    23. Xil. Maxamed Saalax Cige

    24. Xil. Siciid Warsame ismaaciil

    25. Xil. Cali Xaaji Maxamed Muuse

    26. Xil. Cabdiqaadir Askar Xasan

    27. Xil. Xaashi Xuseen Caabi

    28. Xil. Ibraahin Jaamac Cali (Rayte)

    29. Xil. Bashiir Xuseen Tukaale

    30. Xil. Cabdiqaadir Jibriil Tukaale (Bahal)

    31. Xil. Cali Sh. Ibraahin Aareye

    32. Xil. Jaamac Xasan Aaadan

    33. Xil. Aadan Muxumed Hoori (Mataan)

    34. Xil. Naasir X. Cali Shire

    35. Xil. Xuseen Maxamed Cige

    36. Xil. Baar Siciid Faarax

    37. Xil Wali Axmed Axmed Xaawa

    38. Xil. Axmed Faarax Jooj

    39. Xil. Cabdiqaadir X. Ismaciil Jirde

    40. Md. Deeq Xirsi Cambuur

    41. Md. Cabdi Haybe Maxamed

    42. Md. Cali khaddar Xasan Cismaan (Kubad)

    43. Md. Siciid Sulub Maxamed

    44. Mr. Axmed Cumar Cabdilaahi ( Xamarji

    45. Md. Osman Nuur Afgaab

    46. Md. Barkhad Jaamac Xirsi

    47. Md. Cabdillaahi Axmed Daamur

    48. Marwo. Faadumo Suudi Xasan

    49. Md. Axmed Cilmi yare

    50. Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)

    51. Md. Maxamed Nuur Caraale (Duur)

    52. Md. Cismaan Xasan Gurxan (Kalash)

    53. Md. Yoonis Axmed Yoonis

     Waxan Illaahay uga baryayaa in uu xilkaa u fududeeyo.

    Waxa kale oo la dhisi-doonaa Guddiyada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Gobol oo ay guddoomin doonaan Guddoomiyeyaasha Gobollada ee Xisbiga WADDANI.

    ALLAA MAHAD LEH