Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilanayo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland, waxaana xadhig ka jarida dhismahan loo sameeyay xaflad balaadhan oo qaadatay saacado masuuliyiin badan ay isugu yimaadeen.

