Muuse Biixi Oo Sheegay In Ay Somaliya Is Hortaagtay Mashruuca Berbera Kooridhor

    0

    Hargeysa(SLpost)-Waxa uu shacabiga Somaliland gaar ahana dhalinyarada ku booriyay inay u tafaxaytaan sidii dalka looga difaaci lahaa gardarooyinka Somaliya.