XIDIGAHA GEESKA IYO SHOWGA SANNADKA CUSUB 2016 ~ Xuska Sannadka, Xiisaha Cawayska iyo Xiddigaha Geeska

    0

    XIDIGAHAFannaaniinta Xiddigaha Geeska oo xxaruntoodu tahay magaalada Hargeysa, isla markaana looga bartay inay soo bandhigeen heeso iyo madadaallo ay ku xidhan yihiin inta badan Soomaalida Fanka Xiisaysay, ayaa dabbaal-degga sannadka Cusub ee 2016 u ballan-qaadaya taageerayaashooda iyo umadda Soomaaliyeed inay soo bandhigayaan isla markaana wacdarihii lagu yaqaanay ka muujiyaan dabbaal-degga iyo soo-dhawaynta Sannadka Cusub ee Miillaadiga iyo ballan-qaadaya inay soo bandhigaan Heeso Cusub oo raalli-geliya taageerayaashooda iyo umadda Soomaaliyeed guud ahaan.

    HALKAN HOOS KA DAAWO MACLUUMAAD DHEERAAD AH OO LA XIDHIIDHA BANDHIG-FANEEDKA AY KOOXDA XIDDIGAHA GEESKU KU QABANAYAAN HOTEL CROWN EE MAGAALADA HARGEYSA