Hargeysa(SLpost)-Eng.Faysal CalI Waraabe ayaa ka haday dhibaatada ka taagan sixir bararka oo uu sheegay inay ka timi nidaamka suuqa furan ee aynu qaadnay waxaanu ku baqaaay in loo baahanaa in faraha dawladu ay la soo gashay suuqa dalka si wax badan loo xakameeyo.

