Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Gaadhay Oodweyne Kormeerana Sameeyay By News Editor - December 20, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Oodweyne(SLpost)-Gudoomiyaha maxkamada sare iyo taliyaha ciidanka asluubta Somaliland ayaa gaadhay magaalada Oodweyne isla markaasna kormeeray xabsiga iyo goobo kale oo magaaladaas laga samayaanyo.