Biyo La’aan Ku Dhufatay Deegaanada Faraweyne,Allaybaday iyo Sayla

    0

    Hargeysa(SLpost)-Abaaro iyo biyo la’aan xoogan ayaa ku dhuftay deegaanada Faraweyne,Allaybaday iyo Sayla waxaana barnaamij laga soo diyaariyay si fiiican uga muuqada sida ay dadku ugu dhibtoodeen abaartan oo sababtay biyo la’aan.