WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Dillalka Saraakiisha

    0

    Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Xigeenka Koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa dhaliilo ugu soo jeediyay xukuumadda Kulmiye kuna eedeeyay masuuliyadda dilalka saraakiisha ciidamada.