HAMBALYO MEHER: Maxamed Cabdiraxmaan Cismaan iyo Hoodo Cumar Ibraahim

    0

    Dhammaan ardayda Jaamacadda Hargeysa, gaar ahaan kuuliyadda Xisaabta iyo Xogta ( Faculty of Mathematics and Statistics) ee magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay dhambaal hambalyo ah u dirayaan Mudanaha iyo marwada, boqorka iyo boqorada, kala ah:

     

    Maxamed Cabdiraxmaan Cismaan

    iyo

    Hoodo Cumar Ibraahim

    oo meherkoodu maanta (19/12/205, sabti) meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa. Waxay Leeyihiin Alle ha isku kiin barakeeyo, Baarakalaahu Lakum Wa baaraka Calaykumaa Wajamacaa Bilkheyr aw Filkheyr.

     

    Ardayda Hambalyadan Barkhadeed diraya ayaa kala ah:

    1. Axmed Muxumed Daa’uud
    2. Ismaaciil Xuseen Dacar
    3. Khadar Jaamac Daahir
    4. Khadar Cabdiraxmaan Siciid
    5. Maxamed-Amiin Yaasiin Maxamed
    6. Cumar Maxamuud Axmed
    7. Hanad Jaamac Axmed
    8. Maxamuud Axmed Xuseen
    9. Maxamuud Cali Xasan
    10. Cabdishakuur Ismaaciil Aadan
    11. Xamse Cabdi Caalin
    12. Xamse Faysal Daahir
    13. Cabdiraxmaan Axmed Caydiid
    14. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac
    15. Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil
    16. Maxamed Mawliid Ismaaciil
    17. Mukhtaar Yuusuf Aadan
    18. Muuse Aadan Axmed
    19. Cali Maxamed Saleebaan
    20. Cabdibaasid Ismaaciil Suudi
    21. Jaamac Cismaan Maxamed
    22. Axmed Xasan Cabdilaahi
    23. Mubaarik Xasan Doodi
    24. Mawliid Jaamac Cali
    25. Daahir Sheekh Aadan
    26. Cabdikariin Aadan Cabdilaahi
    27. Mustafe Idiris Xasan
    28. Cawaale Yuusuf Ismaaciil
    29. Cabdikariim Warsame Jaamac
    30. Cabdixakiim Cali Ismaaciil
    31. Cabdixakiim Axmed Muxumed
    32. Shucayb Maxamed Axmed
    33. Mahad Xasan Xoore
    34. Cabdishakuur Axmed Cabdiraxmaan
    35. Marwa Mawliid Cabdi
    36. Mardiya Nuur Jaamac
    37. Nadiira Yuusuf Cali
    38. Aamina Cumar Cabdilaahi
    39. Axlaam Axmed Maxamed
    40. Ruwayda Cabdilaahi Cabdi
    41. Niciima Xasan Cabdilaahi
    42. Sumaya Yoonis Ducaale
    43. Khadar Cabdi Axmed
    44. Xafsa Cumar iidle
    45. Hodan Ismaaciil Maxamed
    46. Sucaad Cabdi Cilmi
    47. Ayaan Cabdi Axmed
    48. Suhuur Maxamuud Cabdilaahi