Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud oo Xilkii Wareejiyey By News Editor - November 2, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa(SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda hawlaha guud guryeynta iyo gaadiidka ayaa maanta xilkii la wareegay isaga oo kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Halkan Ka daawo Xilwareejintaas oo Muuqaal ah: