Guddoomiye Ku xigeenada Labaad iyo Saddexaad ee Kulmiye oo Ka Hadlay Qodobo ay Isku Diideen Hogaankooda

    0

     

     

    Hargeysa(SLpost)- Gudoomiyaha Labaad ee Kulmiye MAxamed Waabeeye iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo shir Jaraa’id Hargeysa Ku Qabtay ayaa ka hadlay arrimo badan oo u badan cabasho iyo eeddo ka dhan ah maamulka Kulmiye iyo qaabka diiwaangelintu u socoto.

     

    Halkan Ka daawo Warkaas oo Muuqaal ah: