Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ka Hadlay Sababta Ku Kaliftay Ololaha Qabyaalad Diidka

    0

    Hargeysa(SLpost)-Cabdikariin Axmed Mooge ayaa si faahfaahsan uga hadlay sababata ku kaliftay inuu horkaco wakhtigan ololaha qabyaalada lagu birburinaayo ee Somaliland, waxaan isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi.